Qeexid
"Eeg laasin2"
"Eeg laasin2"
Wadaag:
(f.g) Wax caado ka dhigasho.
(f.mg) Meel muddo badan joogid.
f.g
Wadaag:
Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag.
Raatibka tusbaxa.
m.l
Wadaag:
Wax caadaysasho.
Meel ku raagid.
f.g3
-intay, -imatay
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Habeyn iyoisku dubbaridid (hawl).
f.g1
Wadaag: